Matayos 18:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddii walaalkaa kugu dembaabo, u tag oo canaano, adiga iyo isaga keli ahaantiinna. Hadduu ku maqlo, walaalkaa waad soo ceshatay.

Matayos 18

Matayos 18:12-23