Matayos 18:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iska jira inaydnaan yaryarkan midkood quudhsan, waayo, waxaan idinku leeyahay, Mar walba malaa'igahooda jannada ku jira ayaa wejiga Aabbahayga jannada ku jira eegaya.

Matayos 18

Matayos 18:4-11