Matayos 17:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Intuu weli hadlayay, daruur dhalaalaysa ayaa hadhaysay, oo cod baa daruurtii ka soo baxay oo yidhi, Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay oo aan ku faraxsanahay. Maqla isaga.

Matayos 17

Matayos 17:1-9