Matayos 17:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Goortay Kafarna'um yimaadeen, waxaa Butros u yimid kuwii labada daraakmo qaadi jiray, oo waxay ku yidhaahdeen, Macallinkiinnu labadii daraakmo oo cashuurta ahayd sow ma bixiyo?

Matayos 17

Matayos 17:21-25