Matayos 16:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Runtii waxaan idinku leeyahay, Kuwa halkan taagan qaarkood sinaba dhimasho uma dhadhamin doonaan ilaa ay arkaan Wiilka Aadanaha oo boqortooyadiisa ku imanaya.

Matayos 16

Matayos 16:18-28