Matayos 16:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, Goortii ay makhrib tahay waxaad tidhaahdaan, Waxay noqonaysaa maalin wanaagsan, waayo, cirku waa guduudan yahay.

Matayos 16

Matayos 16:1-6