Matayos 16:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay yidhaahdeen, Qaar waxay yidhaahdaan, Yooxanaa Baabtiisaha, qaarna Eliyaas, qaar kalena waxay yidhaahdaan, Yeremyaah, ama nebiyada midkood.

Matayos 16

Matayos 16:7-24