Matayos 15:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu toddobadii kibsood iyo kalluunkii soo qaaday, oo goortuu ku mahadnaqay ayuu kala jejebiyey oo xertii siiyey, xertiina dadkii badnaa ayay siiyeen.

Matayos 15

Matayos 15:34-39