Matayos 15:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo naag reer Kancaan ah ayaa soohdimahaas ka soo baxday oo qaylisay iyadoo leh, Ii naxariiso, Sayidow, ina Daa'uudow. Gabadhayda jinni baa si xun u waalaya.

Matayos 15

Matayos 15:16-26