Matayos 15:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaa qalbiga ka soo baxaa fikirrada sharka leh iyo dilidda iyo sinada iyo galmada xaaraanta ah iyo tuuganimada iyo maragga beenta ah iyo cayda.

Matayos 15

Matayos 15:10-29