Matayos 14:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ciise goortuu taas maqlay, ayuu halkaas doonni kaga soo noqday, oo meel cidla ah ayuu keligiis tegey. Dadkii badnaana goortay warkaas maqleen, ayay magaalooyinka lug kaga soo raaceen.

Matayos 14

Matayos 14:4-18