Matayos 13:54 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu waddankiisa yimid, ayuu sunagoggooda wax ku baray, sidaa darteed way yaabeen oo yidhaahdeen, Ninkanu xaggee buu ka helay xigmaddan iyo shuqulladan xoogga leh?

Matayos 13

Matayos 13:51-58