Matayos 13:44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqortooyada jannadu waxay u eg tahay maal beer ku qarsoon, kan nin intuu helay qarsaday, oo farxad aawadeed ayuu baxay, oo wuxuu lahaa oo dhan iibiyey, oo beertaas iibsaday.

Matayos 13

Matayos 13:40-47