Matayos 13:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Si ay u noqoto wixii nebiga lagaga dhex hadlay isagoo leh, Afkayga waxaan ku furayaa masaallo, Oo wax qarsoonna tan iyo aasaaskii dunida ayaan ku dhawaaqayaa.

Matayos 13

Matayos 13:31-41