Matayos 13:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Runtii waxaan idinku leeyahay, Nebiyo badan iyo niman xaq ah ayaa doonay inay arkaan waxaad aragtaan, mana arkin, iyo inay maqlaan waxaad maqashaan, mana ay maqlin.

Matayos 13

Matayos 13:11-21