Matayos 12:44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu yidhaahdaa, Waxaan ku noqonayaa gurigaygii aan ka baxay, oo goortuu yimaado wuxuu helaa isagoo madhan oo xaaqan oo hagaagsan.

Matayos 12

Matayos 12:42-48