Matayos 12:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa joogay nin gacan engegan. Goortaasay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Ma xalaal baa in sabtida wax la bogsiiyo? si ay ugu ashtakeeyaan.

Matayos 12

Matayos 12:8-16