Matayos 10:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ku alla kii aan idin soo dhowayn, oo aan hadalladiinna maqlin, goortaad gurigaas ama magaaladaas ka baxaysaan, siigada cagihiinna ka dhabaandhaba.

Matayos 10

Matayos 10:11-24