Matayos 10:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu u yeedhay laba-iyo-tobankii xertiisa ahaa oo wuxuu siiyey amar ay jinniyo wasakh leh ku saaraan oo ay bugto walba iyo cudur walba ku bogsiiyaan.

Matayos 10

Matayos 10:1-7