Markos 4:9-11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

9. Oo wuxuu ku yidhi, Kan dhego wax lagu maqlo lahu ha maqlo.

10. Goortuu keligiis ahaa kuwii la joogay iyo laba-iyo-tobankii wax bay masaalladii ka weyddiiyeen.

11. Kolkaasuu ku yidhi, Idinka waa laydin siiyaa inaad waxa qarsoon ee boqortooyada Ilaah garataan, laakiin kuwa dibadda jooga wax walba waxaa loogu sheegaa masaallo,

Markos 4