Markos 13:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin goortaad aragtaan waxa baas oo hallaynta ah oo taagan meeshii uusan lahayn inuu taagnaado (kii akhriyaa ha garto), markaas kuwa Yahuudiya joogaa buuraha ha u carareen.

Markos 13

Markos 13:9-19