Markos 12:8-10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

8. Way qabteen, wayna dileen, oo beertii canabka ahayd dibaddeeda ku tuureen.

9. Haddaba sayidkii beerta canabka ah muxuu samayn doonaa? Wuu iman doonaa oo beerreyda dili doonaa, dad kalena ayuu beerta canabka ah u dhiibi doonaa.

10. Miyaanaydin weligiin Qorniinka ka akhriyin Dhagixii kuwa wax dhisaa ay diideen, Kaasu wuxuu noqday madaxa rukunka.

Markos 12