Malaakii 4:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse kuwiinna magacayga ka cabsada waxaa idiin soo bixi doonta qorraxdii xaqnimada oo baallaheeda bogsiinta ku sidda, oo intaad baxdaan ayaad u boodboodi doontaan sida weylaha edegga ka baxa oo kale.

Malaakii 4

Malaakii 4:1-6