Malaakii 3:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa qurbaanka dadka Yahuudah iyo kan reer Yeruusaalem noqon doona mid Rabbigu ku farxo, sidii waagii hore iyo sidii sannadihii qadiimka ahaa.

Malaakii 3

Malaakii 3:1-11