Malaakii 3:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse bal yaa u adkaysan kara maalinta imaatinkiisa? Bal yaase taagnaan doona markuu muuqdo? Waayo, isagu waa sida dabka lacagmiiraha iyo sida saabuunta dharmaydhaha.

Malaakii 3

Malaakii 3:1-4