Malaakii 3:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Maalintii aan saas sameeyo waxay ii noqon doonaan kuwaygii, iyo xataa khasnad khaas ah, oo waan u tudhi doonaa sida nin ugu tudho wiilkiisa u adeega.

Malaakii 3

Malaakii 3:10-18