Malaakii 2:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, bushimaha wadaadka waxaa waajib ku ah inay aqoonta dhawraan, oo waxaa ku habboon in sharciga afkiisa laga doono, waayo, isagu waa wargeeyihii Rabbiga ciidammada.

Malaakii 2

Malaakii 2:6-11