Maahmaahyadii 7:1-4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Wiilkaygiiyow, erayadayda xaji, Oo amarradaydana xaggaaga ku kaydso.

2. Amarradayda xaji aad noolaatide, Oo sharcigaygana sida ishaada inankeeda u dhawr.

3. Farahaaga ku xidho, Oo looxa qalbigaagana ku qoro.

4. Waxaad xigmadda ku tidhaahdaa, Adigu waxaad tahay walaashay, Oo waxgarashadana waxaad ugu yeedhaa, saaxiibadday gacalisoy,

Maahmaahyadii 7