Maahmaahyadii 6:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba, wiilkaygiiyow, bal waxan samee oo isa samatabbixi, Waayo, gacantii deriskaagii waad gashay; U tag, oo is-hoosaysii, oo deriskaaga bari.

Maahmaahyadii 6

Maahmaahyadii 6:1-5