Maahmaahyadii 6:27-30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

27. Miyuu nin laabta dab ku qaadi karaa, Iyadoo aan dharkiisu guban?

28. Miyuu mid dhuxul kulul ku kor socon karaa, Iyadoo aan cagihiisu guban?

29. Haddaba sidaas oo kaluu noqdaa kii naagta deriskiisa u tagaa, Oo ku alla kii iyada taabtaaba ma taqsiir la'aan doono.

30. Dadku tuug ma quudhsadaan hadduu wax xado Inuu naftiisa dhergiyo markuu gaajoodo,

Maahmaahyadii 6