Maahmaahyadii 5:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyadu ha kuu ahaato sida deerada jacaylka badan iyo sida cawsha quruxsan, Goor walbana naasaheedu ha ku deeqeen Oo had iyo goorna jacaylkeeda ku faraxsanow.

Maahmaahyadii 5

Maahmaahyadii 5:11-23