Maahmaahyadii 31:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Suuradwacnaantu waa khiyaano miidhan, oo quruxduna waa ceeryaamo oo kale, Laakiinse naagtii Rabbiga ka cabsata waa la ammaani doonaa.

Maahmaahyadii 31

Maahmaahyadii 31:27-31