Maahmaahyadii 31:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Kuwanu waa erayadii Lemuu'eel oo ahaa boqorkii Masaa ay hooyadiis bartay isaga.

2. Waa maxay, wiilkaygiiyow? Waa maxay, wiilkii uurkaygow? Waa maxay, wiilkii nidarradaydow?

Maahmaahyadii 31