Maahmaahyadii 30:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waaba intaasoo intaan dhergo, aan adiga ku inkiraaye, oo aan idhaahdaa, Waa ayo Rabbigu? Amase waaba intaasoo aan miskiin noqdaa, oo intaan wax xado, Aan magaca Ilaahayga si been ah ugu hadal qaadaaye.

Maahmaahyadii 30

Maahmaahyadii 30:7-17