Maahmaahyadii 30:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yaa samada u baxay, oo ka soo degay? Yaa dabaysha gacmihiisa ku soo ururshay? Yaa biyaha dharkiisa ku guntay? Yaa dhulka darafyadiisa oo dhan dhisay? Magicii, wiilkiisana magicii, haddaad taqaan?

Maahmaahyadii 30

Maahmaahyadii 30:1-11