Maahmaahyadii 28:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ku alla kii kuwa xaqa ah jid shar ah ku ambiyaa, Isagaa ku dhici doona godkiisa, Laakiinse kuwa qummanu wax wanaagsan bay dhaxli doonaan.

Maahmaahyadii 28

Maahmaahyadii 28:3-20