Maahmaahyadii 27:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ha ka tegin saaxiibkaa iyo aabbahaa saaxiibkiis toona, Oo maalintii masiibadaadana guriga walaalkaa ha tegin, Deris kuu dhowu waa ka wanaagsan yahay walaal kaa fog.

Maahmaahyadii 27

Maahmaahyadii 27:1-16