Maahmaahyadii 26:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii wax necebu bushimihiisuu isku yeelyeelaa, Laakiinse uurkiisuu khiyaano ku kaydsadaa.

Maahmaahyadii 26

Maahmaahyadii 26:15-27