Maahmaahyadii 26:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii isagoo jidka iska maraya isku dhex dara dirir aanu waxba ku lahayn, Wuxuu la mid yahay mid eey dhegaha qabta oo kale.

Maahmaahyadii 26

Maahmaahyadii 26:15-21