Maahmaahyadii 26:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sida wakhtiga kulul aan baraf cad ugu habboonayn, oo wakhtiga beergooyska aan roob ugu habboonayn, Ayaan sharaf nacas ugu habboonayn.

Maahmaahyadii 26

Maahmaahyadii 26:1-6