Maahmaahyadii 25:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wargeeyihii aamin ahu wuxuu kuwii isaga soo diray ula mid yahay Qabowga barafka cad oo wakhtiga beergooyska, Waayo, isagu wuxuu qabowjiyaa nafta sayidyadiisa.

Maahmaahyadii 25

Maahmaahyadii 25:8-23