Maahmaahyadii 24:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hana odhan, Wixii uu igu sameeyey oo kale ayaan ku samayn doonaa, Oo ninkii sidii shuqulkiisu ahaa ayaan u abaalmarin doonaa.

Maahmaahyadii 24

Maahmaahyadii 24:24-33