Maahmaahyadii 24:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaad tidhaahdid, Bal eeg, waxan ma aannu garanayn, Kan qalbiyada miisaamaa miyaanu ka fiirsanayn? Oo kan naftaada dhawraa miyaanu ogayn? Oo miyaanu isagu nin walba ugu abaalgudayn sida shuqulkiisu yahay?

Maahmaahyadii 24

Maahmaahyadii 24:6-17