Maahmaahyadii 23:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal yaa hoog leh? Oo yaa caloolxumo leh? Oo yaa murammo leh? Oo yaa calaacal badan leh? Oo yaa u dhaawacan sababla'aan? Oo yaa indho casaan ah leh?

Maahmaahyadii 23

Maahmaahyadii 23:21-30