Maahmaahyadii 22:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qodxan iyo dabinnaba waxay yaalliin jidka ninka qalloocan, Laakiinse kii naftiisa dhawraa waa ka fogaan doonaa iyaga.

Maahmaahyadii 22

Maahmaahyadii 22:1-13