Maahmaahyadii 21:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii xaq ahu inuu gar sameeyo waa u farxad, Laakiinse kuwa xumaanta ka shaqeeya waa u baabba'.

Maahmaahyadii 21

Maahmaahyadii 21:6-22