Maahmaahyadii 21:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii dhegihiisa u fureeyaa si aanu qaylada miskiinka u maqlin, Isaga qudhiisuna wuu qaylin doonaa, laakiinse lama maqli doono.

Maahmaahyadii 21

Maahmaahyadii 21:12-18