Maahmaahyadii 21:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqorka qalbigiisu wuxuu ku jiraa gacanta Rabbiga sida webiyada biyaha ah, Oo wuxuu u leexiyaa meel alla meeshuu doonayo.

Maahmaahyadii 21

Maahmaahyadii 21:1-9