Maahmaahyadii 20:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii caajis ahu qabowga aawadiis beer ma jeexo, Oo sidaas daraaddeed wakhtiga beergooyska wuu baryootami doonaa, oo waxba ma heli doono.

Maahmaahyadii 20

Maahmaahyadii 20:2-10