Maahmaahyadii 2:21-22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

21. Waayo, kuwa qummanu dhulkay fadhiyi doonaan, Oo kuwa kaamilka ahuna way sii joogi doonaan.

22. Laakiinse kuwa sharkaa waa laga gooyn doonaa dhulka, Oo khaayinnadana waa laga rujin doonaa.

Maahmaahyadii 2